Develop AI apps, agents, and ChatGPT Apps with OpenAI best practices
Use OpenAI Developers in Codex to build AI applications, agents, and ChatGPT Apps. Build agents with the Agents API and OpenAI-hosted sandboxes, or use the Agents SDK for application-owned agent loops, handoffs, and guardrails. Connect to the OpenAI Platform (platform.openai.com) to configure API keys, deploy Agents SDK projects locally, scaffold ChatGPT Apps, and prepare submission artifacts.
Marka lagu xidho OpenAI Developers, ChatGPT waxa laga yaabaa inuu abkan la wadaago wada-sheekeysiyo iyo xusuus khuseeya si uu macne guud ugu bixiyo codsiyadaada. Isticmaalka OpenAI Developers ee xogtan waxa xukuma shuruudahooda iyo siyaasaddooda asturnaanta. Haddii Xusuusta kuu daaran tahay, xogta abka waxa loo adeegsan karaa in si firfircoon laguu siiyo macluumaad ama talo soo jeedin waxtar leh. ChatGPT had iyo jeer wuu ixtiraamaa dookhyadaada xogta tababarka, oo ay ku jirto xogta abyada ku xidhan. Adeegsiga abyada waxa la socon kara khatar sare. Waxaad maamuli kartaa dookhyadaada ama ka goyn kartaa abyada wakhti kasta setinkaaga. Wax badan ka ogow